{"id":2700,"date":"2019-12-18T10:23:14","date_gmt":"2019-12-18T09:23:14","guid":{"rendered":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/?page_id=2700"},"modified":"2020-07-13T15:01:12","modified_gmt":"2020-07-13T13:01:12","slug":"forside","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/","title":{"rendered":"Af soomaali"},"content":{"rendered":"<p><strong>WAALID U DHEXEEYA DHAQAMADA \u2013 la yeelo ilmahaaga wada hadal fiican<\/strong><\/p>\n<p>Talobixin qarsoodi ah oo loogu talagalay waalidka.<\/p>\n<p>Waalidka u dhexeeya dhaqamada waxaad ka heli kartaa talo bixin lacag la\u2019aan iyo qarsoodi ah. Waxaanu nahay waalid marwalbaa &#8211;\u00a0 waad nala soo xiriiri kartaa, haddii aad ka walwalsan tahay ilmahaaga wayn.<\/p>\n<p>SOO GARAAC\u00a0 70 27 03 66 maalin walba inta u dhaxaysa 9-15.<\/p>\n<ul>\n<li>Khamiista 9- 21. (laga bilaabo abriil 2020)<\/li>\n<\/ul>\n<p>Waxaanu nahay urur madaxbanaan oo aan wax xiriir ah\u00a0 lalahayn\u00a0 kamuunka. Talobixintaanada waxay ku wajahantahay waalidka, ku korinaya caruur dhaqamo kala duwan dhexdooda. Waxaan ka anbaqaadaynaa in waalid walba uu la jecel yahay ilmahiisa sida oogu fiican inuu noqdo. Laakiin way kala duwan tahay, sida aan u naqaano waxa u wanaagsan caruurta..<\/p>\n<p>Inaad ahaato waalid ma aha arin fudud &#8211; wayna ka sii adag tahay, marka ilmahaaga uu ku korayo wadan cusub, oo leh dhaqamo iyo caadooyin ka duwan qiyamka iyo dhaqanka waalidka uu kala yimid wadankiisi. Qofka waxaa fuulaya culays ka imaanyaa xaga qoyskiisa iyo macaariftiisa, iyo isla markaa culays ka imaanaya xagga bulshada daanishka, oo la xidhiidha habka uu waalidka u tarbiyaynayo ilmahiisa.<\/p>\n<p>Waan ognahay, inay adag tahay inaad caawinaad ka dalbato, oo aad u sheegto mashaakilkaada dad aadan aqoon. Laakiin sida aan khibrada u leenahay, waa caawinaad aad u wayn, inaad la wadaagto walwalka iyo aragtiyadaada qof aan aqoon hoose kuu lahayn.<\/p>\n<p>Talobixiyadaanada waxaa waajib ku aha inay sirta qariyaan, waxayna leeyihiin waxbarasho xagga talobixinta ah, waxay barteen dhaqamada kala duwan iyo qurbahu raadka ay ku leeyihiin nolosha qoyska.<\/p>\n<p>Waa suurtagal labduba in aad talobixin ku heli karto taleefan iyo fool ka foolba, iyo in qoyska wadhadal lala yeesho. Haddaad \u00a0doonayso, waxaa laguugu tarjumi karaa wadahadalada taleefan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAALID U DHEXEEYA DHAQAMADA \u2013 la yeelo ilmahaaga wada hadal fiican Talobixin qarsoodi ah oo loogu talagalay waalidka. Waalidka u dhexeeya dhaqamada waxaad ka heli kartaa talo bixin lacag la\u2019aan iyo qarsoodi ah. Waxaanu nahay waalid marwalbaa &#8211;\u00a0 waad nala soo xiriiri kartaa, haddii aad ka walwalsan tahay ilmahaaga wayn. SOO GARAAC\u00a0 70 27 03 &hellip; <\/p>\n<p class=\"link-more\"><a href=\"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/\" class=\"more-link\">Continue reading<span class=\"screen-reader-text\"> &#8220;Af soomaali&#8221;<\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"author":22,"featured_media":0,"parent":0,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-2700","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v28.1 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Af soomaali - Mellem kulturer<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Af soomaali - Mellem kulturer\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"WAALID U DHEXEEYA DHAQAMADA \u2013 la yeelo ilmahaaga wada hadal fiican Talobixin qarsoodi ah oo loogu talagalay waalidka. Waalidka u dhexeeya dhaqamada waxaad ka heli kartaa talo bixin lacag la\u2019aan iyo qarsoodi ah. Waxaanu nahay waalid marwalbaa &#8211;\u00a0 waad nala soo xiriiri kartaa, haddii aad ka walwalsan tahay ilmahaaga wayn. SOO GARAAC\u00a0 70 27 03 &hellip; Continue reading &quot;Af soomaali&quot;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Mellem kulturer\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-07-13T13:01:12+00:00\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\\\/\\\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/mellemkulturer.dk\\\/so\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/mellemkulturer.dk\\\/so\\\/\",\"name\":\"Af soomaali - Mellem kulturer\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/mellemkulturer.dk\\\/so\\\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-12-18T09:23:14+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-13T13:01:12+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/mellemkulturer.dk\\\/so\\\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/mellemkulturer.dk\\\/so\\\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/mellemkulturer.dk\\\/so\\\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Hjem\",\"item\":\"https:\\\/\\\/mellemkulturer.dk\\\/so\\\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Af soomaali\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/mellemkulturer.dk\\\/so\\\/#website\",\"url\":\"https:\\\/\\\/mellemkulturer.dk\\\/so\\\/\",\"name\":\"Mellem kulturer\",\"description\":\"\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\\\/\\\/mellemkulturer.dk\\\/so\\\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Af soomaali - Mellem kulturer","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Af soomaali - Mellem kulturer","og_description":"WAALID U DHEXEEYA DHAQAMADA \u2013 la yeelo ilmahaaga wada hadal fiican Talobixin qarsoodi ah oo loogu talagalay waalidka. Waalidka u dhexeeya dhaqamada waxaad ka heli kartaa talo bixin lacag la\u2019aan iyo qarsoodi ah. Waxaanu nahay waalid marwalbaa &#8211;\u00a0 waad nala soo xiriiri kartaa, haddii aad ka walwalsan tahay ilmahaaga wayn. SOO GARAAC\u00a0 70 27 03 &hellip; Continue reading \"Af soomaali\"","og_url":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/","og_site_name":"Mellem kulturer","article_modified_time":"2020-07-13T13:01:12+00:00","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/","url":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/","name":"Af soomaali - Mellem kulturer","isPartOf":{"@id":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/#website"},"datePublished":"2019-12-18T09:23:14+00:00","dateModified":"2020-07-13T13:01:12+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Hjem","item":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Af soomaali"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/#website","url":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/","name":"Mellem kulturer","description":"","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/2700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/22"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2700"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/2700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3372,"href":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/2700\/revisions\/3372"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mellemkulturer.dk\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}